Saturday, January 28, 2017

Beesha caalamka ( doofaarada caalamka ) oo warbixin fashila keentay

maxuma in ninkastaa ow siyaasada wadan kiisa hormariyo lakin weli waxa anan arag waa wadan ay leeyihiin maba aqoonsanin lakin ay lay yihiin hadana doorashadiisa aan kabaqayna in ay waqtigeeda dhaafto malaha somalia min gobol ilaa dagmo besha caalamkaa lehba.
war hooy somaliyey wlh idinka lee leydin kala gadaa ee isgarta somaliland beelcaalam ma aqoonsana hadana maxay dhaheen waxaan kabaqeynaa in ay waqtigeeda dhaafto dorashadu sababtoo ah abaaro ayaa lagu mashquulsanyahay waayaab ma waxaa mashquul noqotay abaartda ayba lagaartay in ninkii magac rabaaba ow wato saxaaafad ee ay ladaba taagnaadaan sawir lee war yaan dalka nalooga dheelin dadyahow

Soomaaliya iyo mushkiladaha kusii kordhaaya

Waxaa ayaamahaan danbe kusoo badanaaya waxyaalo si aan caadi ahayn usocda ama ha ahaadeen xag dhaqaale ama xag saboolnimo lakin waxaa intaa kaba siidaran in ay colaadi taalay wadan ee ay isku hayeen inkabadan 25 sano ay maanta lagaartay in ay isku qabsadaan safaaradihii ay somalia ku laheed caalamka hada tan taagan haba u ahaatee tusaale oo ay landskii nagu wareerinaayey gudaha dalka ay calaladooda kalarsan latageen safaarad dhan oo dalka soomaalia kumacaaaban ee hadana qabiil kee tahay la isku weydiinaayo bal fiiri wuxuush nimadaas.
war dalkaan iyo dadkaan haloo naxo oo wadada saxan halagu hago hadii kale tii lasoo maraa inoo noqon doonta mid aan uba riyaaqno kolay nabada waan maqalnaa ee waxtigeena aaba ahaa dhamaan mid lays rafaadsade alle ha inaqabto kuwa wadan keena inagu haysta iyo dadkeena ee kadhiganaaya mashruuca ay kasamaystaan dollerka kolay ani ahaantey wadankeeyga kama raadsheen irsiq aanba iigama qalmin walal wixii alle kuu qoray meel ayey diyaar kuugu yihiin ee utagis iyo karaadsasho ayey kaarabaan hore usoco weligaa doqona haisku noqonin ee ceebta kafogaaw

Friday, January 27, 2017

Waxaan alle kabaryeynaa in uu inaga dulqaado abaaraha iyo murugtaan maalin kasta joogtada ah ee wadan keena kuhabsatay dadkeena waa dad ubadan danyar hadana maanta meel kasta wey kudhibanyihiin cid u adeegeysana malahan oo kanaxaysa insha allah waxaan alle uga baryayaa in uu inoo dembi dhaafo waayo waxa aan aragnaa waa wax aan ku kasbanay gacmaheena allow inoo wada dembi dhaaf duligana inaga wada dulqaad waan ku baryeynaaye aamin aamin