Saturday, January 28, 2017

Soomaaliya iyo mushkiladaha kusii kordhaaya

Waxaa ayaamahaan danbe kusoo badanaaya waxyaalo si aan caadi ahayn usocda ama ha ahaadeen xag dhaqaale ama xag saboolnimo lakin waxaa intaa kaba siidaran in ay colaadi taalay wadan ee ay isku hayeen inkabadan 25 sano ay maanta lagaartay in ay isku qabsadaan safaaradihii ay somalia ku laheed caalamka hada tan taagan haba u ahaatee tusaale oo ay landskii nagu wareerinaayey gudaha dalka ay calaladooda kalarsan latageen safaarad dhan oo dalka soomaalia kumacaaaban ee hadana qabiil kee tahay la isku weydiinaayo bal fiiri wuxuush nimadaas.
war dalkaan iyo dadkaan haloo naxo oo wadada saxan halagu hago hadii kale tii lasoo maraa inoo noqon doonta mid aan uba riyaaqno kolay nabada waan maqalnaa ee waxtigeena aaba ahaa dhamaan mid lays rafaadsade alle ha inaqabto kuwa wadan keena inagu haysta iyo dadkeena ee kadhiganaaya mashruuca ay kasamaystaan dollerka kolay ani ahaantey wadankeeyga kama raadsheen irsiq aanba iigama qalmin walal wixii alle kuu qoray meel ayey diyaar kuugu yihiin ee utagis iyo karaadsasho ayey kaarabaan hore usoco weligaa doqona haisku noqonin ee ceebta kafogaaw

No comments:

Post a Comment