Monday, February 27, 2017

أذان المغرب.. في أمريكا

قد تسمع أو تقرأ أن حدثًا ما في أمريكا يهم العرب أو المسلمين، فهناك من يقول: عرض في التلفزيون الأمريكي، أو عرضت الإذاعة الأمريكية، أو نقلت صحيفة أمريكية حدثًا من الأحداث، أو نقلت المحطة العربية في أمريكا أذان المغرب في شهر رمضان المبارك.

والحديث عن أمريكا غالبًا ما يأخذ جانب التعميم، فأمريكا قارة غير صغيرة، مكونة من خمسين ولاية، لكل ولاية نظامها وإذاعاتها وتلفزيوناتها وصحفها، وكل ولاية عبارة عن مجموعة من المقاطعات، وفي كل مقاطعة مجموعة من المدن، والإذاعة المسموعة في مدينة قد لا تكون مسموعة في المدينة الأخرى من المقاطعة ذاتها، فما بالكم بالولاية؟ وما بالكم بأمريكا؟

والذي يحدث أحيانًا أن مجموعة من المسلمين يستأجرون وقتًا في الإذاعة أو التلفزيون المحلي يذيعون أثناءه برامج إسلامية وعربية، فيراها أحدهم ويكتب عنها على أنها ظهرت في الإذاعة أو التلفزيون الأمريكي، وتشهد منطقة واشنطن العاصمة إعلان أذان المغرب مسجلًّا وقت المغرب من كل يوم من أيام رمضان، ولكن الأذان لا يسمع من الإذاعة إذا خرج المرء عن منطقة واشنطن، وفي المنطقة ذاتها محطة تلفزيون تؤجر ساعات للعرب ولمجموعة من المسلمين وللهنود وللإيرانيين والصينيين واليابانيين...وهكذا، ولكن برامجها لا تخرج عن منطقة واشنطن، ولضخامة البلاد وكثرة محطاتها وصحافتها لزم التنويه على أن التعميم غير وارد هنا، ولا يمكن مثل هذا التعميم إلا إذا عرض الموضوع من خلال شبكة تلفزيون أو إذاعة تعرض على مستوى البلاد، وهناك مجموعة من الشبكات التي تغطي أمريكا نقرأ عنها ونسمع منها، وأهمها أربع شبكات هي الـ: (أي، بي، سي - وسي، بي، إس، وإن، بي، سي - وبي، بي، إس)، بالإضافة إلى محطة الأخبار (سي، إن، إن) التابعة لرجل الأعمال المعروف تد ترز، الذي يملك مجموعة من المحطات وفرق الرياضة في أتلانتا / جورجيا، وإذا ما عرض برنامج في هذه الشبكات فيمكن عندها أن يقال: عرض في التلفزيون الأمريكي مع شيء من التحفظ.

Sunday, February 19, 2017

Maxa weli inoogu wacan jaahilnimada

Somalia iyo maanta:

Waxaa ceeba in ay dib usoo laabato maanta wixii wadanku horay ugu soo daalay oo aheed qabyaalad waana ceeb in oo sacabo tumo rag ku qaata cayda xoogaa ceesha hadlana markii fadlan ku shubo loo ansixiyo laakiin kuwaas waaba aragnee sow ceeb mahan in dadkii kale ay buun buuniyaan fadlan arag arartooda lakin hasii gudbin waa qurune.

F.G. kana fogaada ragaas in aad wararkooda ku samaysaan xigasho
hadaba maxaa kula godboon adi ahaan sow ceeb mahan qabyaaladu?

Friday, February 17, 2017

BACC20 CLASS

BACC20 waa ( fasal ) kamida fasalada jaamacadda SIMAD University ee ku taada dalkeena hooyo waa fasal ah ACCOUNTING sidoo kale waa dufcadii 20tanad ee Accouning ah ayadoo hada uu ku dhow yahay gaban gabo insha allah allah ha inoo wada fududeeyo.




Guuuuuul Guuuuuuuuuuuuuuuul Guuuuuuuuuuuuuuuuuul













Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul Guuuuuuuuuuuuuuuul   Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuul












Insha allah waa soo dhow nahay 2018 /jun/............. ayaaaaaaaaaaaan soo gaban gabay doonaa....

Tuesday, February 14, 2017

What is life safety?

life safety is the safety you get when you try to give people safe

Which prolific liar and spread?

Somali nowadays tend made to spread lies and imagination and the most serious of a threat of no one who knows part brother do not believe any person who goes to secure only when the evidence shows it is a shame to be spread anything social networking sites are not you pour in, please do not hear

Friday, February 10, 2017

Farxada alle ha inoo siyaadiyo Mid qeyr qabta alle haka dhigo

Soomaaliya oo dhamaantood wada faraxsan masha allah alle mid lagu qasaaro kama dhigo 8 february 2017 waa maalin kuweyn soomaalida insha allah allow maalin qeyr aan kaa barinay iyo mid nimo waarta

Friday, February 3, 2017

Dad wada buka iyo Dal Iskaba banaan ma ubaahantahay?

waxaad layaabtaba waad aragtaa waa dad isla wada saxan oo caadaystay in wax caayaan ama ayba markasta wadaan xan lakin waa suale dadkayga somaliyeed sidaan xal miyey u arkeen walaalahayow badala oo badala dabeecadaan xun, hadii calooshi ushaqeyste idiin waramo ma iska aaminaysaan war xayaato isu yeela oo wax aadnan cadayn uhayn haba ku hadaaqinana hadii kale waxa aad wadan waad ku naaloo doontaan ee waxaad kadheeftaan hala arko afkaadu yuusan noqon bahalo mareyn iyo af kuyaal damiir laawe waxkasta aamina yaal,
dacaayadana iska daaya, caydana ubadala amaan waad ku ceebaysantihiin sidaane oo noqda dad sirtooda qarsada kii idiin dhoola cadeeyaba ha u qunficininee ciil ciil cml.