Dunidaan aan maanta joogno waxaad arkaysaa dhibaatooyin aad u fara badan iyo wax aad la amakaagto laakiin kaalinta ay dumar kuleeyihiini waa maxay waxa dhacaayo iyo dhibta rag kkala goosay maanta.
Maanta dunida waxaad ku aragtaa dhibaatooyin kala duwan laakiin weli ma isweydiisay waxa sababay dhibtaas?
Dumarka waa dad aad u wanaagsan laakiin qaar ayaa masiibo ah oo saamaayntoodu ay aad ukorortay waayadaan danbe ragiina wey fahmi la yihiin taas aanse mid kuu raacshee mushkiladaha ayagoo kala duwan waxaad eegtaa mida maanta ugu weyn ee umada haysata oo ah nabad la aanta ay ku le anayaan umadii.
Dagaalada maanta jira kuwa ugu xun ee ku salaysan qabyaalada qurunka ah ee kataagan goboladeena qaar ma aaminsan tahay in ay gun u ahaayeen bilaabashadooda dumar?
Dumarka waa kuwa ugu badan ee ay kabilaabato dagaal arimahoodu waana mida sababtay in ay ragiina ku dhamaadaan arinkaas maanta ayana masiiba ay bilaabeen kama bad qabaan oo dhankooda ayey kasaamaysay waayo waxay noqdeen kuwa lagu arko goobaha bara kacayaasha marka dhib dumar waxaa kadhasha oo kale xero ay galaan oo qaxooti u fiirso xeryaha waxaa ubadan dumar iyo caruurtii ay wadeen ayagu meeday hee ragiina?
halaga fogaado dhibka maka dhalanayso raaxo adduunyee waxaa imaan xero iyo burbur bulshee
Aragtidaan hadii aysan kula saxsaneen kuma qasbanid in aad aaminto.
Xaqiiqdu waa in waxii laguu sheego aad baartaa Sax ama qalad MAHADSANID,
Dhamma Blogger is a free full network whose job it is to offer its partners on so you try to be one of the most interest Thanks.
Friday, April 14, 2017
Thursday, April 13, 2017
Baashaal ayaa baxaa meshaan
waa kaa ee wax kadheh hee????
Mar hadaad sifiican usoo qabato howshii wa in aad si wacan unafistaa lakin mahan in aad kunasato ruuux kale oo asna nasiino raba malayla fahmay
Mar hadaad sifiican usoo qabato howshii wa in aad si wacan unafistaa lakin mahan in aad kunasato ruuux kale oo asna nasiino raba malayla fahmay
Wednesday, March 15, 2017
the situation in Somalia yo day.
The openings in the days of drought and disease and famine in Somalia has people you do not think people who are discontented victims every day, there is always a new problem and increasing the nation will end in disaster further information I can help
Monday, February 27, 2017
Maalin tiiraanyo leh iyo xasuus
Waxaa maanta gubtay suuqii bakaaraha meel kamida oo aheed meelaha ay aad ay ugu badnaayeen ganacsatada nuucyadeeda kala duwan taas oo sababty qasaaro aan hore usoo marin ebid baaxad ahaan iyo qasaaro ahaan.
Waxa kala oo xusid mudan in waqtiga ow saaciday sababana qasaaro intaa la eg waayo waqtiga ow bilaawday ayaa aheed waqti ah habeenka xiligiisa danbe oo aheed waqti hurdo taas oo noqotay amakaak aan caadi aheyn in lagu waa biriisto qeylo iyo orod aan dadku ku wada baraarug sanayn sida ay wax ujiraan lkin alle mahadi inta gubatay ayaa noqotay mid ugu yaraan inta badan wax laga bad baadshay halka intii kalana xooga lasaaray in uusan qasaaraha gaarin.
Cayrtu waa shay laga ducaysto laakin waa amar alle oo ubaahan in loo samro insha allah waxana jeclaan lahaa in aan talo yar lawadaago dadkayga waayo maanta kuma farxin waxa dhacay.
1. Waxaan dhihi lahaa suuqa intii la awoodo halaga saaro ama halaga fogeeyo kaalmaha shidaalka
2. sidoo kale hala kala sikiyo oo aad halooga taxadaro kaalmaha shidaalka iyo maqaayadaha haday ahaan lahaayeen kuwa banaan jooga ah iyo kuwa caadigaaba.
3. in laga daayo in jiingad laga buuxiyo suuqa dhexdiisa waayo hadi ay dhacdo in dab kacaa waxa wax kaqeyb qaadanaa waa ayada.
4. Fiilooyinka korontada in aysan marin meel kore sidoo kale baalayaalkii hore oo duuga ahaa in labadalo oo loo badalo baalayaal shub ah lana daryeelo oo fiira gaara loo yeeshto.
5. Ugu danbeentii, waqtiyada laga hoyaadaayo goobaha waa in mahradaha laga damiyaa dabka korontada fuyuuska ilaa kuwa baalayaalka mahee oo lagu waar diyeynaayee.
Insha allah baraaro wacan wax kaqeyr badan ayaan idiin rajaynaa walaalahayga maanta ow saameeyey musiibadii dabku kuna samra insha allah qadarta alle
MAHAD SANIDIIN.
Maghrib ee America ..
Waxaad laga yaabaa in wax Maqli ama wax akhriyin ah ay dhacdo in America Xaalada baadiyaha ah ama Muslimiinta, waxaa jira kuwa dhihi show in TV American, ama ku bixiyeen in radio American, ama ah wargeyska American xigtay ku dhacdo dhacdooyin, ama saldhigga Carabi ee America xigtay Maghrib ee ku bishii quduuska ah ee Ramadan .
Oo hadlaan America inta badan qaadataa ka dhanka ah wareeg ah, America waa qaarad waa yar yahay, oo ka kooban konton dalalka, gobol kasta uu leeyahay gaar ah ay xeerarka iyo warbaahinta iyo Telovesionatha iyo wargeysyada, oo dhan ee gobolka waa go'an gobollada, iyo gobolkii kasta a group of magaalo, oo ah warbaahinta raadiyaha ee ah magaalada laga yaabaa in aanay maqli karo in magaalada kale ee ku yaal gobolka isla, iskaba daa ee gobolka? tiro The in America?
Waa kuwee mararka qaar ay dhacdo in a group of Muslimiinta waqti Ijaarashada on ugu raadiyaha ama telefishanka maxalliga ah Iveon inta lagu guda jiro barnaamijyo Muslim iyo Carabta, Veraha qof iyaga qoray on ay u muuqday on ugu raadiyaha ama TV-American, iyo markhaati goobta Washington iyo nawaaxigeeda ayaa haatan Maghrib , qoraalana a time of Morocco maalin kasta ee Ramadan, laakiin waxay software waxaa aan maqlay on raadiyaha haddii mid ka aagga Washington yimid, iyo in ka banaan isla TV-ga kiraystay saacadood Carabta Laakiin a group of Muslimiinta iyo Hindida oo ku Iiraaniyiin ah oo kuChinese iyo Japanese ... oo sidaas on , laakiin waxay barnaamijyada ha ka aagga Washington ka tegina, laakiinse ku magnitude oo ka mid ah dalka oo ah tirada badan ee saldhigyada iyo ku -saxaafadeed waa lagama maarmaan in la ogaado in ee guud ee su'aasha halkan, oo ma noqon karaan guud noocan oo kale ah ,laakiin haddii aad u aragto ka dambeeyaan iyada oo ah shabakad telefishanka ama gaadhista radio wadanka oo dhan, waxaa jira a set shabakadaha qarinaya America akhriyey iyaga ku saabsan oo iyaga maqli waayo, oo ugu muhiimsan oo ka mid ah afar shabakadaha yihiin : ( A, B, C - Lucy, PE, ABS, in kastoo, B, C - Whoopi, PE, ABS ) In intaa dheer in ka station news ( CNN, ayaa sheegay in, haddii ) Of the fiican ganacsade yaqaan Ted Waters, leh a group of saldhigyada iyo kooxaha isboortiga ee Atlanta / Georgia, iyo haddii barnaamijka waxaa soo bandhigay in shabakadaha, kuwaas oo markaas la odhan karaa: View on US TV la a bit of Boos .
Link Thread : http://www.alukah.net/world_muslims/0/112923/#ixzz4ZuPmShni
أذان المغرب.. في أمريكا
قد تسمع أو تقرأ أن حدثًا ما في أمريكا يهم العرب أو المسلمين، فهناك من
يقول: عرض في التلفزيون الأمريكي، أو عرضت الإذاعة الأمريكية، أو نقلت صحيفة
أمريكية حدثًا من الأحداث، أو نقلت المحطة العربية في أمريكا أذان المغرب في شهر
رمضان المبارك.
والحديث عن أمريكا غالبًا ما يأخذ جانب التعميم، فأمريكا قارة غير
صغيرة، مكونة من خمسين ولاية، لكل ولاية نظامها وإذاعاتها وتلفزيوناتها وصحفها،
وكل ولاية عبارة عن مجموعة من المقاطعات، وفي كل مقاطعة مجموعة من المدن، والإذاعة
المسموعة في مدينة قد لا تكون مسموعة في المدينة الأخرى من المقاطعة ذاتها، فما
بالكم بالولاية؟ وما بالكم بأمريكا؟
والذي يحدث أحيانًا أن مجموعة من المسلمين يستأجرون وقتًا في الإذاعة أو
التلفزيون المحلي يذيعون أثناءه برامج إسلامية وعربية، فيراها أحدهم ويكتب عنها
على أنها ظهرت في الإذاعة أو التلفزيون الأمريكي، وتشهد منطقة واشنطن العاصمة
إعلان أذان المغرب مسجلًّا وقت المغرب من كل يوم من أيام رمضان، ولكن الأذان لا
يسمع من الإذاعة إذا خرج المرء عن منطقة واشنطن، وفي المنطقة ذاتها محطة تلفزيون
تؤجر ساعات للعرب ولمجموعة من المسلمين وللهنود
وللإيرانيين والصينيين واليابانيين...وهكذا، ولكن برامجها لا تخرج عن منطقة
واشنطن، ولضخامة البلاد وكثرة محطاتها وصحافتها لزم التنويه على أن التعميم غير
وارد هنا، ولا يمكن مثل هذا التعميم إلا إذا عرض الموضوع من خلال شبكة تلفزيون أو
إذاعة تعرض على مستوى البلاد، وهناك مجموعة من الشبكات التي تغطي أمريكا نقرأ عنها
ونسمع منها، وأهمها أربع شبكات هي الـ: (أي، بي، سي - وسي، بي، إس، وإن، بي،
سي - وبي، بي، إس)،
بالإضافة إلى محطة الأخبار (سي، إن، إن) التابعة لرجل الأعمال المعروف تد ترز، الذي يملك مجموعة من المحطات وفرق
الرياضة في أتلانتا / جورجيا، وإذا ما عرض برنامج في هذه الشبكات فيمكن عندها أن
يقال: عرض في التلفزيون الأمريكي مع شيء من التحفظ.
Sunday, February 19, 2017
Maxa weli inoogu wacan jaahilnimada
Somalia iyo maanta:
Waxaa ceeba in ay dib usoo laabato maanta wixii wadanku horay ugu soo daalay oo aheed qabyaalad waana ceeb in oo sacabo tumo rag ku qaata cayda xoogaa ceesha hadlana markii fadlan ku shubo loo ansixiyo laakiin kuwaas waaba aragnee sow ceeb mahan in dadkii kale ay buun buuniyaan fadlan arag arartooda lakin hasii gudbin waa qurune.F.G. kana fogaada ragaas in aad wararkooda ku samaysaan xigasho.
hadaba maxaa kula godboon adi ahaan sow ceeb mahan qabyaaladu?
Subscribe to:
Posts (Atom)
